Galabtaan ku bartee Bilaneey kulanaan Qalbigayga badhkii Bino kaaga dhisoo Wadnahaad barkataa Adigaa bilic dheer Boqolaal dumaroo Boogahaad ka dhaydaa Qalbi baahi qaboo Waxaad baananaysaa …
Casar liiqa galabLibdho cawl ah ooCidhifkana biyahaKu casaysayooAan caad lahaynCalmashada indhahaWaa u caafimaad
Qolof jooga CanadiyoQalbi tagay HargaysooAdi kula qaxweeyiyoNaftan lagugu qoofalayQayrkaa ma aragtooQuluubtaad ku tahay kali