Gabay
Hooyo
Gidaarkii dhaxantee Nafta gaadh u noqdee Aan ku hoos gam’ayaay Garabkii midigee Gadgadoonka aduun Marka aan ku gafeen Guuro fiirsi la’aan Gacan ii fidisee Gargaar ii noqotaay Hooyaday gacalooy Galool...
Read this piecePoetry / Gabay
Poems and gabay that hold feeling, language, love, family, faith, and place.
Gabay
Gidaarkii dhaxantee Nafta gaadh u noqdee Aan ku hoos gam’ayaay Garabkii midigee Gadgadoonka aduun Marka aan ku gafeen Guuro fiirsi la’aan Gacan ii fidisee Gargaar ii noqotaay Hooyaday gacalooy Galool...
Read this piece
Gabay
Dhirtu way is xigataa Is xanaanisaayoo Xididkeeda hoosay Xogaha iska siiyaan Dhibta iyo xadgudubkiyo Xayawaan jajabiyiyo Xooleheena daaqiyo Dadka xuladka galiyee Gudin kula xarbiyayay La xifaaltantaa oo Xurguf iyo dagaal...
Read this piece
Gabay
Gabay
Oh sweet and tender love, how fair thou art! Thou bringeth joy and peace to every heart. In thee we find a solace from life’s strife, And bask in glory...
Read this piece
Gabay
Life’s struggles can be tough and hard Money, respect, and ambition scarred But with determination and grit We can rise above and not quit We’ll take on the world with...
Read this piece
Gabay
A poor boy from a camp in Ethiopia, A childhood filled with struggle and agony, With dreams as big as the African sky, He saw love in a girl and...
Read this piece
Gabay
Trees sway in wind, a dance so free,Nature’s symphony, a symphony.Sunrise brings new light to the day,With colors bold, it leads the way. Snowflakes fall, a gentle kiss,A blanket of...
Read this piece
Gabay
Ab iyo isirkaygiyoow Albaabkii dunida ee Ifkaba aan kasoo galoow Nudihii la iga soo unkee Asluubta isoo baree Alifka iisoo qabtoow Itaalkiyo xoogii aan Intaa ku istaagayee I daadihinaayayoow akaademigii...
Read this piece
Gabay
Koonkaba anigoona imanAyaan ku kadeedayooJidhkaaga intaan ku korayDhibkeeda ma koobi karo Kulaykii foosha eeDartay xumad kuu kartiyoSidaan uurka kuugu dhibayQalbiga kama saari karo Sidaad ii kaabtayeedHabeenkoo kala badh tagayHurdada iigaga...
Read this piece
Gabay
Caruurnimo dareenkii Yartii dariska iga galay Dugsigiyo quraankii Yartaan uga dibjiray een Sida hoos u daba galay Anigoon danqaab iyo Dala’siiyahaa qabin Oo duruusta barashiyo Imtixaan diyaarsaday Xusuus igu dhex...
Read this piece
Gabay
Dareen i lulaa i sudhan Qalbiga dakharbaa ku yaal Kal daacad ah oon jeclaa Duruuftuna riixdayoo Intii dabar lagu tigtigay La iga dayraan tabaa Dunteedi wanaagsanayd Dabuubteedii wacnayd Dubkiyo jiidhkaa...
Read this piece
Gabay
Galabtaan ku bartee Bilaneey kulanaan Qalbigayga badhkii Bino kaaga dhisoo Wadnahaad barkataa Adigaa bilic dheer Boqolaal dumaroo Boogahaad ka dhaydaa Qalbi baahi qaboo Waxaad baananaysaa Kal dartaa u buktoo Biixi...
Read this piece