Mohamed Eid Waxaan fadhiyay wajahada maqaaxi shaah oo ku taal magaalada Bloomington, markii aan si kadis ah ula kulmay waji aan igu cusbayn balse meel…
Introduction: When you first read Dhoodaan’s poem “Likaaco,” you might find the language tough to get through. His words aren’t immediately clear and need some…
Koonkaba anigoona imanAyaan ku kadeedayooJidhkaaga intaan ku korayDhibkeeda ma koobi karo Kulaykii foosha eeDartay xumad kuu kartiyoSidaan uurka kuugu dhibayQalbiga kama saari karo Sidaad ii…
Caruurnimo dareenkii Yartii dariska iga galay Dugsigiyo quraankii Yartaan uga dibjiray een Sida hoos u daba galay Anigoon danqaab iyo Dala’siiyahaa qabin Oo duruusta barashiyo…
Casar liiqa galabLibdho cawl ah ooCidhifkana biyahaKu casaysayooAan caad lahaynCalmashada indhahaWaa u caafimaad
Qolof jooga CanadiyoQalbi tagay HargaysooAdi kula qaxweeyiyoNaftan lagugu qoofalayQayrkaa ma aragtooQuluubtaad ku tahay kali