Boqol jeer anaa gabay
Mohamed Eid Waxaan fadhiyay wajahada maqaaxi shaah oo ku taal magaalada Bloomington, markii aan si kadis ah ula kulmay waji aan igu cusbayn balse meel aan ku xasuusto aan garan…
Mohamed Eid Waxaan fadhiyay wajahada maqaaxi shaah oo ku taal magaalada Bloomington, markii aan si kadis ah ula kulmay waji aan igu cusbayn balse meel aan ku xasuusto aan garan…
Introduction: When you first read Dhoodaan’s poem “Likaaco,” you might find the language tough to get through. His words aren’t immediately clear and need some real thought. But, if you…
Ab iyo isirkaygiyoow Albaabkii dunida ee Ifkaba aan kasoo galoow Nudihii la iga soo unkee Asluubta isoo baree Alifka iisoo qabtoow Itaalkiyo xoogii aan Intaa ku istaagayee I daadihinaayayoow akaademigii…
Koonkaba anigoona imanAyaan ku kadeedayooJidhkaaga intaan ku korayDhibkeeda ma koobi karo Kulaykii foosha eeDartay xumad kuu kartiyoSidaan uurka kuugu dhibayQalbiga kama saari karo Sidaad ii kaabtayeedHabeenkoo kala badh tagayHurdada iigaga…
Caruurnimo dareenkii Yartii dariska iga galay Dugsigiyo quraankii Yartaan uga dibjiray een Sida hoos u daba galay Anigoon danqaab iyo Dala’siiyahaa qabin Oo duruusta barashiyo Imtixaan diyaarsaday Xusuus igu dhex…
Ku baraaruga Gallada Illaahay ee noloshaada ku jira. In qofku tirsado nimcooyinka uu haysto oo ku baraarugsanaado waxay wax badan ka badashaa hab fikirka qofka iyo qaabka uu u wajahayo…
Dareen i lulaa i sudhan Qalbiga dakharbaa ku yaal Kal daacad ah oon jeclaa Duruuftuna riixdayoo Intii dabar lagu tigtigay La iga dayraan tabaa Dunteedi wanaagsanayd Dabuubteedii wacnayd Dubkiyo jiidhkaa…
Halabsiga alabsiga naftaanHabeenkii saq dhexeHeed heetin iyoKu jiraa hurgumo
Casar liiqa galabLibdho cawl ah ooCidhifkana biyahaKu casaysayooAan caad lahaynCalmashada indhahaWaa u caafimaad
Qolof jooga CanadiyoQalbi tagay HargaysooAdi kula qaxweeyiyoNaftan lagugu qoofalayQayrkaa ma aragtooQuluubtaad ku tahay kali