Waxa uu ahaa wiil mudo badan ku mashquulsanaa waxbarasho oo aan jaanis badan u helin sheeko iyo haasaawe. Inta ugu badan wuxuu dhalinyaronimadiisa ku qaatay…
Dareen i lulaa i sudhan Qalbiga dakharbaa ku yaal Kal daacad ah oon jeclaa Duruuftuna riixdayoo Intii dabar lagu tigtigay La iga dayraan tabaa Dunteedi…
Galabtaan ku bartee Bilaneey kulanaan Qalbigayga badhkii Bino kaaga dhisoo Wadnahaad barkataa Adigaa bilic dheer Boqolaal dumaroo Boogahaad ka dhaydaa Qalbi baahi qaboo Waxaad baananaysaa …
Sahankii aan diray, Sabankii dhawaa, Wuu soo noqdoo Sadkaygii maqnaa Wuu soo dhawyahay, Rajo saafiyoo Aan sugay baryaa Soo muuqatoo Saadaasha iyo Saxansadu waa Saymaale…
Casar liiqa galabLibdho cawl ah ooCidhifkana biyahaKu casaysayooAan caad lahaynCalmashada indhahaWaa u caafimaad
Qolof jooga CanadiyoQalbi tagay HargaysooAdi kula qaxweeyiyoNaftan lagugu qoofalayQayrkaa ma aragtooQuluubtaad ku tahay kali