Nimcooyinka eebbe inagu manaYstay
Ku baraaruga Gallada Illaahay ee noloshaada ku jira. In qofku tirsado nimcooyinka uu haysto oo ku baraarugsanaado waxay wax badan ka badashaa hab fikirka qofka iyo qaabka uu u wajahayo…
Ku baraaruga Gallada Illaahay ee noloshaada ku jira. In qofku tirsado nimcooyinka uu haysto oo ku baraarugsanaado waxay wax badan ka badashaa hab fikirka qofka iyo qaabka uu u wajahayo…
Waxa uu ahaa wiil mudo badan ku mashquulsanaa waxbarasho oo aan jaanis badan u helin sheeko iyo haasaawe. Inta ugu badan wuxuu dhalinyaronimadiisa ku qaatay kalinimo oo qol gaar ah…
Dareen i lulaa i sudhan Qalbiga dakharbaa ku yaal Kal daacad ah oon jeclaa Duruuftuna riixdayoo Intii dabar lagu tigtigay La iga dayraan tabaa Dunteedi wanaagsanayd Dabuubteedii wacnayd Dubkiyo jiidhkaa…
Galabtaan ku bartee Bilaneey kulanaan Qalbigayga badhkii Bino kaaga dhisoo Wadnahaad barkataa Adigaa bilic dheer Boqolaal dumaroo Boogahaad ka dhaydaa Qalbi baahi qaboo Waxaad baananaysaa Kal dartaa u buktoo Biixi…
Sahankii aan diray, Sabankii dhawaa, Wuu soo noqdoo Sadkaygii maqnaa Wuu soo dhawyahay, Rajo saafiyoo Aan sugay baryaa Soo muuqatoo Saadaasha iyo Saxansadu waa Saymaale roob Kama guurin samo Samirkii…
Halabsiga alabsiga naftaanHabeenkii saq dhexeHeed heetin iyoKu jiraa hurgumo
Casar liiqa galabLibdho cawl ah ooCidhifkana biyahaKu casaysayooAan caad lahaynCalmashada indhahaWaa u caafimaad
Qolof jooga CanadiyoQalbi tagay HargaysooAdi kula qaxweeyiyoNaftan lagugu qoofalayQayrkaa ma aragtooQuluubtaad ku tahay kali